Saamaynta uu feyruska korona ku leeyahay shirkadaha, shaqada, awoodda iibsasho ee shacabka iyo kalsoonida qalabka daryeelka

Tietoa koronaviruksen vaikutuksista somaliksi

Wasaaradda shaqada iyo qutul daruuriga waxa ay la socotaa saamaynta uu feyruska korona ku leeyahay tusaale ahaan shirkadaha, shaqada, awoodda iibsasho ee shacabka iyo kaydka raashinka iyo qalabka daryeelka. Waxa lagu dadaalayaa in la yareeyo saamaynra uu feyruska korona ku leeyahay shirkadaha, shaqada, awoodda iibsasho ee shacabka iyo kaydka raashinka iyo qalabka daryeelka yada oo lala kaashanayo haayado kala duwan. 

Su’aalo iyo jawaabo: Korona iyo nolosha shaqada

Su’aalo iyo jawaabo: Xidhitaanka makhaayadaha

Mowduucan warar iyo warbixino ku saabsan oo ku qoran af- soomaali

Macluumaad ku saabsan feyruska korona oo ku qoran luqado kala duwan

Macluumaad dheeri ah oo ku saabsan saamaynta uu feyruska korona ku leeyahay tusaale ahaan shirkadaha, shaqada, awoodda iibsasho ee shacabka iyo kaydka raashinka iyo qalabka daryeelka oo ku qoran af- ingiriis